• Home
  • Afsoomaali
  • Gabay
  • Boga wargelinta
  • Heeso
  • Objective
  • English Poster
  • Contact
_Ma jecehay dadkaaga diintaada dalkaaga  ku biir  XISBIGA MIDNIMADA USD PARTY 
Soo dalbo Aqoonsiga Xubinnimada maanta buuxi foomkaan hoose
Shuruudaha qofka laga doonaayo waa in uu haystaa email akonti (account)
Jiraa 18 sano soomaali yahay daacad u yahay soomaalida cadaalada aaminsan yahay

Xisbiga Midnimada Hadafkiisu joojinta musuqmaasuqa  in sharciga loo siman yahay ilaalinta xuquuqda  iyo
 difaaca qofka soomaaligaa meelaksta ha joogo Nidaamka dowligaa oo ku dhisan cadaalad ilaa
ilaa heer gobool degmo tuulo khayraadka & shaqada oo loo siman yahay eyadoon aan
la takooreyn qof soomaaligaa qabiil ama  degmo meeshuu doono kana ganacsan karo degina karo

CADAALADA GARSOORKA
  Garsoorka sare  iyo maxkamadaha oo howlahooda si buuxda u fuliyaan  eyadoo ay jirin faragelin
ka imaanee madaxda sare ee talada dalka haysa  ilaa heer tuulo  ila gobol  waa in ay si heer qaran u gutaan
waajibka garsoosida iyo kala saarid shacabka  dacwaha u yimaada maxkadamaha dowlada.  Sinaanta 
waa in  loo  sinaadaa gudoomiyeyaasha maxkadaha  iyo qofkuba   ilaaliyaan   dastuurka  iyo  sharciga dowligaa
Muwaadinka soomaaligaa wuxuu xaq u leeyahay inuu dacwada sii wato ilaa maxkamada sare qaranka
Garyaanadu waa u furan in ay u doodaan qofkii iska diiwaan geliya xafiixyada garyaqaanada u furan
Waxaase qasab ah in garyaanku dhowro shuruucda  dalka iyo tan qofka uu u doodaa labada

Xisbiga Midnimada Soomaaliya  USD Party  
nidaamka  qabiilka eexda iyo goboleeysiga in laga talaabo ama laga gudbo loona gudbo
nadaamka xisbiyada iyo  doorashada xortaa  xisbyada  in  ay ku loolamaan talada dalka.
leeysna cafiyo laakiin aan la ilaawin wixii foosha xumaa ee dhacay 20 sano ama ka hor  loona qaataa
 cashir lama ilaawan ah dhibkii & xanuunkii ummadu  soo martay wadadiidii qodxo badan  qaxootiga  eyadoo
 loo taanaasulaa mustaqbalka jeelka soo koraaya lana badbaadiyo mustaqbalka  magaca soomaaliya
Natiijada ka soo baxda doorashada guud waa in la ogolaada laguna kala wareegaa xukunka si waafaqsan
dastuurka dalka , dadweynahu waa in ay doortaan  xisbi meteli kara masiirka umadda astaana u noqon kara
Xisbiga Midnimada Amaanka qofka soomaaligaa waa waajib dastuuri ah saarana dowlada markaas jirta in ay ilaaliso
habeen & maalin nabada & xasiloonida umadda  waa in aan la daayicinta nafta qofka soomaaligaa lana adkee amaanka
dalka & dadka eyoo ciidamo ku filan la qoraayo loona tababaraayo si hufan in ay u gutaan waajibkooda ciidan in muwaadinka
 soomaaligaa ilaaliyo nadaamka dowligaa waa lama huraan uuna yaqaan
waajibka ka saaran  dadkiisa & diinta si uusan u bixin laaluush ama qabiil ugu qaraaban asigoo xaq ku taagan

Siyaasada Xisbiga Midnimada USD Party   WAXBARASHADA SOOMAALIYA
waxbarashadu waa furaha  nolosha aadaha waa lama huraan in ay helaan waxbarasho lacag la,an ah 
ubadka soomaaliyeed mid diiniya & mid maadiya  waa in la hubiyaa macalimiinta dhegeysta ilaa dugsi hoose iyo 
ilaa jamaacad jamaacad  ay heeystaan shahaadooyin cadeynasata aqoonta waayo aragnimada ay u leeyhiiin
 hoowsha macalinka waxdhigaa si loo helo ubad ka nadiifa waxyaalaha xun xun sida been ka sheegida diinta
suuban ee Islaanka oo diinta soomaalidu aamisan tahay kuna dhaqanto  iyo weliba in ay ka badbaadaan
 ubadka waxbaranaya nadaamka foosha xun ee qabiilka iyo eexda  una noqdaan wadani wanaagsan oo 
  dhulkiisa calankiisa jecel aamisan cadaalad & shacriga, 

Aragtida Xisbiga Midnimada USD Party   GANACSIGA  SOOMAALIYA
Ganacsigu waa xor wanaana ganacsan kara qofkasta soomaali ah  awoodina kara hasyana
  dhaqaale uu ku ganacsado,   ganacsiga shaqsiyaadka ganacsiga yar yar ama dukaanleeyda xor ganacsigoodu
Waxaa kale  xor u ah kaambiniyaal kooxdo isu tegay ama qof qof haysta dhaqaale badan eyaguna waa ganacsan
karaan laakiin dhamood waa in helaan shatiga ganacsiga ama aqaoonsiga ganacsiga ilaa gobol ilaa tuulo waa isdiiwaan
gelintu  waa qasab. Waa in la bixiyaa canshuurta dalka qiimaha macquulka ah
ganacsiga ma jiri  doonto  in laaluush laga qaado ganacsatada  ama waqti laga lumiyo markii ay u baahdaan
Adeega dowligaa  si cusbooneeysiinta shatiga ama dalbashada shati cusub.

 Xisbiga Midnimada  wuxuu ku adkeynayaa Ciimadamada meliteri , booliiska , nabadsugida & asluubta
waxaa saaran waajib qaran waana in ay gutaan waajibka saaran  sharci ilaalinta guud  eyagoo og  in 
qofkana kama sareeyo sharcigaa  xitaa madaxweynaha wadanka ama rasiisal wasaaraha wadan waa in 
ay tusaan shacabka in ay yihiin sharci fuliyaal aan cabsan kuna haga sharciga qaranka ummada
asgerigii lagu arko asigoo si qaldan u isticmaalaya shariga tilaabo ayaa laga qaadaya wafaagsan shacriga
waxaan dhici karta inuu waayo derajada waqtigaas uu xirnaa ama digniin koowaad culusls siiyo

Xisbiga Midnimada Soomaaliya  USD Party  CAAFIMAADKA GUUD EE SOOMAALIYA
 Xisbiga Midnimada Soomaaliya  USD Party  wuxuu adkeynayaa Caafimaadka  dadka & xoolaha
waa in si adag loo adkeeya caafimaadka qofka soomaaligaa si loo dhowr caafimadka buslshada oo dhan
waa in wasaarada ku shaqada leh ogaataa daawooyinka wadanka soo gelaa ama ka baxaa
waa in la helaa taatiir & kalkaaliyaal caafimaad ummmada si daacada ugu shaqeeya
xoolaha soomaalida waa hanti qof ilaa qaran markaas waa in la fayo dhowraa lagu taageeraa
dadka iska xoolaha in xoolahooda caafimaadkooda la sugo si tayada xoolaaha soomaalida kor laguu qaado

Xisbiga Midnimada USD Party   SIYAASADA ARRIMAHA DIBADA
USD Party   SIYAASADA ARRIMAHA DIBADA Siyaada caalamka  maanta
waxaa lama huraan ah in caalamka maanta xiriir fiican lala yeesho eyadoo la fiirinayo faaiida umadda
 soomaaliyeed ka soo gelaa dalkaas aan xiriir la sameeysaneeyno, tusaale ahaan waxaa qasabka in xiriirka
soomaaliya kala dhexeeya reer galbeedka la adkeeyo eyadoo loo eegaayo dan ummada & baahida qaranka
in la adkeeyo xiriirka wadama carabta qaarkood eyadoo la eeyo baahida aan u qabno eyaguna noo qabaan
in wadamada deriska lah soomaaliya si hufan lola dhaqmo  loona adkeeyo xiriirka naga dhexeeya

SIYAASADA USD Party   Xisbiga Midnimada 
Wuxuu ummada u horseedi doona cadaalad sinaan midnimo iyo horuumar in umada ka saaro  muqdiga
 maanta ay ku jirto dhibka haysta gebogebada ay gashay  ka samata bixiyo kana dhigo soomaali cusub  nadiif ah
wuxuu umadda u horseedi doona bulsho is aaminta is jecel is garab dhegta dhib la,aan
wuxuu ummada ku hogaamin doona diinteena  xalaalashaa islaanka & demoqoraayida sax
wuxuu ummada ku hogaamin horuumar lixaad leh  xukun federal ah oo leh tayo wanaagsan
wuxuu  ka hortegi  afmiisharada qaacimiinta  qeeyrbeelayaasha xaasidka ummada beenloowga dadka dhaca
wuxuula tacaali   doona  waqtina gelin doona la dagaalanka  faqriga & jahliga  cusuriyada  yesida  faquuqa ,
soomaali waa soomaali lamina kala sareeyo qabiilkaad doonto u dhalo  deegaankaad rabto ka soo jeed
Xisbiga Midnimada wuxuu gaarsiin doona bulshada soomaaliyeed in lagu tartamo aqoon halkii qabiil lagu
faani Xisbiga Midnimada  Soomaaliya wuxuuna waardiye adag u noqon  doona xuuuqda qofka soomaaligaa  wuxuusaaxiib
 dhow & mid fog la noqon doona aqoonyahanada & culumo oowdiinka Bulshada rayidka   jeelka soo koraaya soomaaliya
Ganacsatada  ciidamada & beeraleeyda & xoola dhaqada  & wadaniyiinta u heelan dalkooda & diintooda.

wuxuuu aamiinsan yahay soomalidu waa umad muslin ah weeyna aahan
 ilaa aduunku ka dhamaanaayo Wuxuu aaminsanyahay jiritaanka ummada soomaaliyeed
marna uma gelaayo gorgortan  difaaca dalka & dadka & diintu waa waajib adag

Lacag la,aan ku daawo laba filim *Daawo Qabiil & Soomaalida u ooya *
Fikradii Abwaan Nooradiin Darwiish Guddoomiyaha USD Party Xisbiga Midnimada
Ogoow soomaaliya Abaaraha ka jira fadlan Caawa walaalaha soomaaliyeed
Haraadka & Gaajada ugu dhiman geedaha hoosta  Maanta waa Maalintii Caawinaada & Islaanimada
Lacagta Xubinnimada  Xisbiga  USD Party waxaan ugu gargaareey  dadka tabaaleeysan ee ogoow
Badbaadi malyuun macluul u dhimanaa  badbaadi ubadka soomaaliyeed fadlan maanta.

(1) xubin aqoonsi taageerid XISBIGA MIDNIMADA USD  Party
((2)  Xisbiga midnimada ku biira walaalayaal ku biir maanta bixi taageero/gado xubinnimo
  dalbo  xubinnimada Aqoonsiga  Xisbiga Midnimada USD Party        
Waxaad ku bixin karta Visa card ama paypal akoontigaaga toos uga bixin kartaa uma baahnid Visa Card

 Xuquuqda waxaa iska leh Copy right reserved USD party Xisbiga Midnimada